Wax Ka Baro Xidigaha Xulka Sweden ee Ciyaar Wanaaga lagu soo Saaray Uero 2012….

6/6/2012 11:53:00 A

.


Xulka Iswidhan oo ka mida Wadamada Qaarada Yurub ee Ku Hardamaya Bisha Juun 2012 Koobka Uero 2012 oo ay Marti Galinaayn Ukraine vs Poland ayaa ah Xul Lagu soo Saaray Ciyaar Wanaag,waxaana Xidigaha Xulka iswidhan uu la shirtagi doono Uero 2012 Bisha Juun ay kala yihiin.
 
 
 
Goolhaye: Par Hansson (Helsingborgs), Andreas Isaksson (PSV Eindhoven), Johan Wiland (Copenhagen).
 
 
Daafac: Mikael Antonsson (Bologna), Andreas Granqvist (Genoa), Mikael Lustig (Celtic), Olof Mellberg (Olympiacos), Jonas Olsson (West Bromwich), Martin Olsson (Blackburn), Behrang Safari (Anderlecht).
 
Khad Dhexe: Emir Bajrami (Twente), Rasmus Elm (Alkmaar), Samuel Holmen (Istanbul BB), Kim Kallstrom (Lyon), Sebastian Larsson (Sunderland), Anders Svensson (Elfsborg), Pontus Wernbloom (CSKA Moscow), Christian Wilhelmsson (Al Hilal).
 
 
Weerar: Johan Elmander (Galatasaray), Tobias Hysen (IFK Gothenburg), Zlatan Ibrahimovic (Milan), Markus Rosenberg (Werder Bremen), Ola Toivonen (PSV Eindhovan)
Xulkaan ayaa ku Jira Guruub D waxaan Guruubkaasi oo ah mid adag kula jira Iswidhan Wadamada Ukraine, Farnsiiska iyo Ingiriiska.
 
 
Cabdirashiid Sheekh Biixi oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed suugaantana Curiya oo aan wax ka weydiiyay sida uu au arko Xiulka Iswidhan ayaa sheegay in Xulkaan uu yahay Xul ka mida Xulalaka Ka qeybgalay Uero 2012 waxa uuna xusay Biixi in Iswidhan aan laga fileyn inay soo dhaafto Wareega 1 kuna dhiman donto Guruub D isagoo Tilmaamay in Guruubkaasi ay ka soo Bixi doonaan Xulalaka Ingiriiska iyo Faransiiska.
 
Iswidhan Ciyaartoydeeda waa Ku dagaalamaan sidii ay u raadin lahayeen Guusha Marka la fiiriyo hase ahaatee 1 nin oo kaliya  ayey ku tashanayaan kaasoo ah Ibrahimovic Kabrankooda oo u sita Lambarka 10 Ciyaartoyduna ma aha Kuwa is ciyaar yaqaan oo Midba meel ayaa laga Keenay Marka Hadii ay dadaalaan waaa dhici kartaa inay soo Baxaan lakaiin Indho ay bku soo baxaan anigu Uma jeedo.
 
 
Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle’Uurdoox’
Uurdoox2011@hotmail.com
 



Wixii arimo ah ee ku saabsan webka banooni.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe banooninews@hotmail.com