Maxaa ka soo Bixi Kara Wadahadalada La damacsan Yahay inay yeeshaan Milkiilaha Chelsea Abramovic iyo Tababarihii ka Tagay Barcelona Pep Guardiola....
.
Sida Lagu Baahiyay Wargeysa Sun Tababarihii Ka Tagay Kooxda Barcelona Pep Guardiola ayaa Damcsan inuu si Ka Fool ka Fool ah ula Kulmo Milkiilaha Koxda Chelsea ee Dalka Ingiriiska una dhashay Dalka Ruushka Abramovic oo si weyn u nBaadi Goobayay Macalinkaasi sidii uu ku heli lahaa,Iyadoo hadii uu chelsea Yimaado loo qoondeeyay Heshiis ku Kacaya Sanadkii 1 Milyan oo Gani.

Gardiolla oo Hore u sheegay inuu Galayo Sanad Nasasho ah ka dibna Go aan san dono Hadii uu siiwadayo dhinaca Tababarenmada iyo Hadii kale ayaa Todobaadkaan Kulan uu la Yeeshay Saraakiil ka socotay naadiga Chelsea waxa uu ka Dalbaday in si Ka fool ka fool ah ay u Kulmaan Milkiilaha Kooxdasi isla Markaana ay isla ogolaadaan ama isla m,diidaan inuu Ku biiro Chelsea taasoo hadii ay Rumowdo Mugdi Galin karta sii joogitaanka Kooxdaasi Tababaraha Reer Talyaani Roberti di Matteo oo Bishaan Gudaheeda 2 Koob u qaaday Chelsea Koobabkaasi oo kala ah Kii 5tii Mey 2012 ee FA Cup oo ay ka qaadeen Liverbool iyo Kii Champions Liguae 19-5-2012 ay ka qaadeen Chelsea Naadiga Bayer Munich ee Dalka Jarmalka o Rigoorayaal 4-3 ay ku garaaceen.
Hadaba Gardiolla Ma Qaban doonaa Xilka Tababarenimo ee Chelsea mise De Matio ayaa Riyadiisa Joogitaanka Chelsea ay u Rumoobi dontaa Maadam uu yahay Tababare ehel u noqday dhinaca Nasiibka oo Mudadii Yareyd ee uu Kooxda soo waday 2 Koob oo Muhiima Gacanta ka saaray una soos aaray Xili ciyaaredka soo socda ee 2012-2013 ka qeybgalka Championka.
Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka banooni.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe banooninews@hotmail.com

Banooni.com -
Hoyga Cayaaraha 


