Nus qarnigii Tagay iyo sida loo Kala Qaaday Kobka Euro,Jarmalka oo Laga Yabay soo Awoodiisa....
.
Muddo ay naga xigto 14 cisho ak dib waxaa si Rasmi ah Loo Daah furi doonaa 4 sanadlaha Koobka Euro ee2012 ay wadajir u Martigalinayaan Wadamada Ukraine iyo Poland,waxaana Koobka Ka qeybgalay meertadiisa Hore 16 Xul oo Loo Qeybiyay 4 Guruub Iyadoo Gurubyada B.C iyo D ay shadin Yihiin Isla Markaana Lagu Tilmamay Guruubka Geerida Gruub B oo ay ku kalansan Yihiin Xulalaka Jarmalka,Bortuqaal,Hoolan iyo Denmarki Xulalka Boortuqaal iyo Denmarki iskuma Cusba oow axa ay isa soo arkeen Wareegii isreebreebka oo ay Hal Guruub Ka soo wada Baxeen.

Hadaba Nus Qarnigii Tagay sidatan ayaa Koonka loo Kala qaaday.
1974kii Jarmalka Galbeed
1976 Yuguslaafiya
1980 Jarmalka
1984 Franca
1988 Hoolan
1992 Denmarki
1996 jarmalka
2000 Franca
2004 Giriiga
2008 Isbeyn
2012 waa la sugayaa
Xulka jarmalka ayaa ah Xul Wacdaro weyn ka dhigay Koobkaan waxaana uu Noqday Xul marna Soo Gaara Sami finalka,marna Finalak Kaalinta 2 ama 1uu ku guuleysto,waxaana la Is weydiinayaa Jarmalku Maadam uuku Kufay martigalintii Uero 2008 oo lagu qabtay Dalkiisa isla markaana Koobka ay ka qaadeen Isbeyn Sanadkaan 2012ka oo ay isreebreebkii ku soo Baxeen 30 dhibcood oo Nadiifa iyagoon mar qura laga badin lana barbareyn ma u suurta gali doontaa inay Koobkaan hantiyaan walow Lugta hore ee Guruubyada ay ku jiraan Gurubka loogu magacdaray Dhimashada Uero 2012.
Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka banooni.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe banooninews@hotmail.com

Banooni.com -
Hoyga Cayaaraha 


