Yaa Garsoori Doona Kulanka U dhaxeeya 19 Mey 2012 Kooxaha Ku Hardamaya Finalka Championka....

5/16/2012 10:04:00

.


Waa Ciyaar Xamaasab Badan oo ah Finalka Championka 2011-2012,waxaaan aalaaba Marka kulankaan oo kale la isagu yimaado Finalkiisa Fia u Xulata Garsoore ka mida Kuwa ugu Firfir coon Garsoorayaasha qaarada Yurub,Hadaba Garsooraha Loo xulay Kulankaan u dhaxeeya Bayer Munich vs Chelsea waa Kuma.

Waxaa Ciyartaan Seeriga qaban doona Garsoore u dhashay Dalak Boortuqaal Laguna Magacaabo
pedro proenca oo Horaynu dhexdhaxaadiyay Lugtii 2 ee Sami finalka championkii 2010-2011 oo dhex maray Kooxaha Man Utd vs Shalke04 oo ayMan Utd 4-1 Ku Badisay isagoo Sanadkaana ka mida Garsooyaaal u sharaxan Uero 2012 Kuwaasoo tiradoodu Gaareyso 12.

Garsooraahan u dhashay Boortuqaal waa Kulankii 2 ee uu garsooro Koobkaan Championka 2011-2012 waxaana Horay uu u dhex dhexadiyay Ciyaartii  Inter ay Kaga Badisay 2-1 Gurigeeda Kooxda faransiiska ee Marseillekana Tirsaneyd lugta 16 meertadeeda 2.

Hadaba Garsoore pedro proenca sabtiga 19-5-2012 waa Sugeysa Shaqoa dag Marka Garoonka Allainz Arena ee Loogu Martiyo Kooxda bayer Munich ay isagu Yimaadaan finlak Championka 2011-2012 Kooxaha bayer Munich vs Chelsea oo ka kala dhisan Wadamada Jarmalka iyo Ingiriiska.

Waxaa Diyaariyay

Axmed Maxamed Cabdulle' Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com




Wixii arimo ah ee ku saabsan webka banooni.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe banooninews@hotmail.com