Xusuusta Waayaha Isboortiga Kooxihii Ugu Qaab ciyaareedka Wanaagsanaa Soomaaliya 1991 Ka hor
.
Xusuusta Waayaha Isboortiga Kooxihii Ugu Qaab ciyaareedka Wanaagsanaa Soomaaliya 1991 Ka hor
Waxaan idin soo Gudbineynaa Kooxihii dhinaca Ciyaaraha Kubada Cagta,Koleyga Wiilasha iyo Gabdhaha ugu Wanaagsanaa dhinaca qaab ciyaareedka oo marka ay leeyihiin Kulamada aad looga soo qeybgali jiray.
aan ku horeeyno dhinaca Kubada Cagta Naadiyadii Heerka 1 ee Soomaaliya Kooxihii ugu Caasnanaa waxaa ka mid ahaa...
Badda
Batroolka
Gaadiidka
LLPP
Madbacada
Muqdisho
Wagad
Waxool
Horseed
N.B Magacyada Kooxaha waxaaana u kala hormarinay sida xarfuhu u kala horeeyaan
dhinaca Kubadda Koleyga Hadaan soo qaadano dhinaca Wiilasha waxaa ka mid ahaa
Badda
Batroolka
Somalita
LLPP
Muqdisho
Madbacada
Horseed
N.B Magacyada Kooxaha waxaaana u kala hormarinay sida xarfuhu u kala horeeyaan
Gabdhaha Hadaan soo qaadano Kooxihii Ugu Caansanaa si weyna loogu Daawasho tagai jiray Habeenka ay Ciyaarayaan waxaa ka mid ahaa
Badda
Somalita
LLPP
Muqdisho
Horseed
ENG
N.B Magacyada Kooxaha waxaaana u kala hormarinay sida xarfuhu u kala horeeyaan
Waxaa Diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka banooni.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe banooninews@hotmail.com

Banooni.com -
Hoyga Cayaaraha 