Maradona oo Macalinka Czach Republic ku Booriyay in 2 qof uu u xilsaaro Kulankii Xalay Raacida Ronaldo.
.
Nucjisadii Kubada Cagta Xulkiisa arjantiina u Hogaamiyay hanashadii Koobka Aduunka 2986 ka dhacy wadanka Mexsico Diego Maradona ayaa Fariin u diray tabaraha Xulka Czach Mr Michal Bilek kuna Booriyay in Difaaciisa uu 2 nin uga sameeyo oo Raaca kuna Mashquula kabtanka Qaranka Portuqal Ronaldo oo ah Laacibka sida weyn ay ugu Tashanayaan Xulak Portuqal.

Maradona waxa uu sheegay in Czach Republic ay Heystaan dhex adag iyo goolahye Wanaagsan,Halka Poruqal weerarkeedu ayahy mid cabsidiisa wata waxa uuna soo Jeediyay in Czach Republic hadii ay 2 difaaca u sameeyaan Raacida Ronaldo in Markaasi Maquul ay Tahay inay iska Celiyaan Portuqal,laakiin hadii aysan sidaa sameyn caawa Guushu u hoyan doonto Portuqal.
Maradona oo wareysigiisa ay baahisay jariidadaTimes of India ayaa qiray in Difaaca adag ee Portuqal ay qaabili doonaan Dhexda adag ee Czach Republic.
Kulanka caawa ayaa Kooxdii Badisa 2 wadan waxa ay u bixi doontaa Sami finalka Euro 2012.
Waxaa diyaariyay
Axmed Maxamed Cabdulle'Uurdoox'
Uurdoox2011@hotmail.com
Wixii arimo ah ee ku saabsan webka banooni.com kala xiriir milkiilaha webka Xuseen Madoobe banooninews@hotmail.com

Banooni.com -
Hoyga Cayaaraha 


